Qoorqoor oo Turkiga gaaray

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Qoorqoor ayaa safarkiisa Dalka dibadiisa u dhoofay markii ugu horaysay tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha Galmudug.

Wararka aan ka helayno Dhusamareb waxay bio sheegayaan in Madaxweyne Qoorqoor uu Arina caafimaad u tahay Turkiga, halkasoo uu joogi doono Tidobaad.

Jaaliyada Galmudug ee Istanbul ayaa Madaxweynaha si diiran usoo dhaqeeyey, wuxuuna uga xogwaranay Xaafada Deegaanada uu ka timos ee Galmudug.

Sawirada hoos ka daawo

<