
Markab Dhamiito sida oo laba maalmood ku xayiraa Xeebta Bosaso ayaa si nabdoon ugusoo xirtay Dekada kadib markii in mudo ah lala tacaalayay.
Markabka ayaa kusoo caariyay Meel Xeebta Bosaso u dhow mudo laba maalmood laga joogo, Waxaana looga cabsi qabay inuu dego balse aakhirkii waanlagu guulaystay in la badbaadiyo.
Wasaarada Dekadaha iyo Maamulka Dekada ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyey in Markabka uu di nabdoon ugusoo xirtay Dekada.
Puntlandi.com
Bosaso