Ogsysiis ku socda akhristayaasha, Maalmo aan Hawada ka maqnaan doono

Bartamaha todobaadja soo socda waxaan WEB-ka ka bilaabaynaa Shaqo iyo din u dhid lagu balaarinayo, maadaama maalinba maalinta ka dambeysa ay sii casriyoobayso Tiknoolajiga Internet-ka.

shaqadaan waxay soconaysaa maalmo, Laakiin wararka waxaad kala socon kartaan Bogaga aan ku leenahay Facebook iyo Twitterka oo ciwaankoodu yahay

Facebook:- Puntlandi Pi

Twitter:- #Puntlnlandi https://mobile.twitter.com/puntlandi

laga bilaabo bisha Sebteembar 2020, Shaqaalaha iyo howlaha aan qabano waan laba jibaaraynaa, waxaadna dareemi doontaa inaadan Merkel kale u wardoonan.

wali waxaad noogudoo Siri kartaan wixii macluumaad ah e-mail

post@puntlanfi.com

Garowe@puntlandi.com

<