Madaxweyne Deni oo bilaabay booqashadiisii Degmooyinka Gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa booqasho ku taget Degmada Galdogob ee Gobolka Nudug booqashadaasoo qayb ka ah Safar uu Madaxweynuhu ku Mari doono Degmooyinka Gobolka.

Masuuliyiinta Degmada Galdogob iyo Shacabka ayaa Madaxweynaha usoo dhaweeyey sivdiiran

<