Deg Deg —- Qarax ka dhacay Xamar Jajab, Muqdisho

Maqaaxi ku taal Xaafada Xamar bajab ayaa Waxaa maanta ka dhacay qarax , Qaraxa ayaa wuxuu ka dhacay banaanka Makhaayada, Waxaa jura Qatar sheegaya in qaraxa lala beegsadey Masuuliyiin ka Tirana Maamulka Koonfur Galbeed oo wadada marayay.

Ilaa hada khasaaraha rasmiga ah lama oga,

Puntlandi.com Muqdisho

<