latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

pi

  • Home
  • About
  • Contact

Month: August 2020

Dhagayso Dardaaran ku socda 6 kooxood oo Soomaali ah.

August 31, 2020 admin 0

Dardaarankaan Waxaa Tirisay Haweenay Soomaaliyeed oo loogu yeero Cabdala Cabdala, waxay la hadlaysaa Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Lix kooxood oo horbooda Umada Soomaaliyeed. Hoos ka […]

Wafdigii Xisbiga Wadajir oo la kulmay Madaxweyne Deni

August 31, 2020 admin 0

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan Garowe ku sugnaa ayaa maanta waxay Madaxtooyada kula kulmeen Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni. […]

Shirkii Muqdisho oo Arbacada Bilaabanaya

August 31, 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa beri oo Talaado ah wuxuu ku wajahan yahay Magaalada Muqdisho oo uu ka dhacayo Shir looga arinsanayo Doorashada […]

Daawo : – Somaliland oo Xaad iyo Odayaasha Dhaqanka Hawiye u diiday in yimadaan Hargeisa.

August 29, 2020 Kassim 0

Afhayeen u hadalay Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Hawiye ayaa sheegay in maamulka Somaaliland ka hirjoogsaday in ay u safraan magaalada Hargeisa. Afhayeenka ayaa sheegay in […]

Xasuuso, Beri iyo Garowe, Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo khudbayn doona Mac’hadka PDRC

August 29, 2020 admin 0

Siyaasi Cabdiraxmaa Cabdishakuur wuxuu kamid yahay Siyaasiyiinta u tartamaya Nadaxweynanimada Soomaaliya 2021, Wuxuu ka mid yahay Siyaasiyiinta ugu cadcad Doorashada, Waa Siyaasi ruug cadaa ah […]

Golaha Amaanka oo soo dhaweeyey Shirkii Garowe iyo Shirka Muqdisho ka dhici doona

August 29, 2020 admin 0

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa khasaar ay soo saareen waxay laga hadleen Xaalada Soomaaliya mid Ambi iyo Midsoyaasadeedba. Goalaha Amaanka waxay Soo dhaweeyeen Shirkii Dhowaan […]

Daawo : – Somaliland oo u diiday in Ugaaska Beesha Gudobuursi soo galo Boorame iyo Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay falkaas.

August 27, 2020 Kassim 0

Rabashado iyo iska horimaado sababay dhimasho iyo dhawaac ayaa magaalada Boorame maanta ku dhexmaray Shacbiga Reer Awdal iyo Ciidamada Maamulka Muse Biixi ee Hargeisa. Banaanbaxyada […]

Shir cusub oo looga hadlayo Arimaha Doorashada oo ka dhacaya Muqdisho

August 27, 2020 admin 0

Kulankii u dhexeeyey Jubbaland iyo Puntland wuxuu kusoo dhamaadey in Shir cusub oo Arimaha Doorashada looga hadlayo lagu qabto Magaalada Muqdisho. wararka hoose oo Puntlandi.con […]

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo maanta soo saaraya Warsaxaafadeed

August 27, 2020 admin 0

Hogaamiyayaasha Jubbaland iyo Puntland oo maalmahaan ka arinsanayay Doorashada Soomaaliya ayaa ugu dambeyntii maanta soo saari doona Warmurtiyeed ka turjumaya Natiijada kulankooda. Warar kala duwan […]

Raysal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo loo diiday inuu ka dhoofo Muqdisho

August 26, 2020 admin 0

Saaka waxaa Garoonka Diiyaaradaha lagu hor istaagay Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre xili uu safro lahaa. Lama shaacin meeshee uu Xasan Cali […]

Madaxda Jubbaland iyo Puntland oo lagu wado inay soo gabagabeeyaan Kulankooda lawada sugayo

August 26, 2020 admin 0

Indhaha Soomaalida iyo Beesha Caalamku waxay Maalmahaan ku sii jeedeen Garowe halkaasoo uu kulan uga socdo Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Madaxweyne Saciid Deni, oo ka […]

Deni iyo Madoobe oo kulan xasasi ah uga bilowday Garowe

August 25, 2020 admin 0

Hogaamiyayaasha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulankiodii la sugayay wuxuu goordhow ka bilaabanayaa Garowe. Labada Masuul waxay kawada hadlayaan Xaalada […]

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo olole Doorasho kasoo bilaabaya Dhuusamareeb

August 25, 2020 admin 0

Magaalada Dhuusamareeb Waxaa maanta laga sugayaa Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur , isla markaasna ka mid ah Siyaasiyiinta ugu miisaanka […]

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Gudiga Doorashooyinka Puntland (Sawiro)

August 24, 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa la kulmay Gudiga Doorashada Puntland oo uu kala shiray halka wax u marayaan. Madaxweynaha ayaa Gudigu usoo gudbiyeen […]

Beesha Caalamka oo Madaxweyne Farmaajo ku khasbaya inuu Garowe iska xaadiriyo

August 24, 2020 admin 0

Warar dheeraada oo Warbaahinta Puntlandi.com ay ilo Dublamaasiyadeed ka heshay,Waxay Beesha Caalamku ay Cadaadis ku saareen in Madaxweyne Farmaajo uu tago Garowe si xal loogu […]

Kulan laba geesood ah oo maanta u bilaabanaya Jubbaland iyo Puntland

August 24, 2020 admin 0

Kulan balaaran oo ay hogaaminayaan Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Garowe uga furmi doona Puntland iyo Jubbaland. Waxaa […]

Aamusnaanta Beesha Caalamka waxay god ku riday Heshiiskii Madaxweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb

August 24, 2020 admin 0

Shirkii Dhuusamareeb wuxuu ahaa mid aad loogu hanweynaa loona rajaynay inuu guulaysan doono sidii Shirarkii caanbaxay ee Garowe 1 iyo Garowe 2, Shirkii Dhuusamareeb Ma […]

Breaking News— Madaxweyne Farmaajo oo Raysal Wasaare ku dhawaaqaya Caawa

August 23, 2020 admin 0

Warar rasmi ah oovaan helnay waxay sheegayaan in Madaxweyne Farmaajo uu Raysal Wasaare ku dhawaaqayo Ilaa caawa. Warar intaas dhaafsan lagama hayo Shaqsiga badali doona […]

Fadeexad— Mid ka mida Urur Siyaasadeedyada Puntland oo ku xad gudbay Qodob Dastuuri ah

August 22, 2020 admin 0

Xisbiga Mideeye oo kamida Ururada Siyaasadeed ee ka Puntland ayaa si cad u baal maray Dastuurka Puntland, Wuxuuna Xisbiga ka horyimis qayb kamid ah Sababihii […]

Beesha Caalamka oo ka hortimid Heshiiskii Dhuusamareeb iyo in Baarlamaanka horgeeyo

August 22, 2020 admin 0

Kulankii Shalay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku dhexmaray Safiirka Maraykanka iyo Madaxweyne Farmaajo oo uu weheliyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa si kulul looks hadlay Madaxdaxweyne Farmaajo. […]

Posts navigation

1 2 … 6 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (745)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (3,733)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2018 | .. puntlandi.com

error: la xiriir post@puntlandi.com