Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay Xil ka qaadistii Raisal Wasaare Kheyre

Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Dawalda Federaalka Somaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu aqbalay Go’aankii Barlamaanka Federaalka Somaaliyeed xilka maanta uga qadeen Xukumadii Raisal Wasaare Xasan Cali Kheyre.

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<