
Raysal wasaare Xasan Cali Lheyre oo uu Xilka Xilka ka qaadey Gudoomiyaha Baarlamaanku ayaa goordhow wuxuu la hadli doonaa Saxaafada, waxaa sidaas Puntlandi.com u xaqiijiyey Saraakiil Xafiiska Raysal wasaaraha ka tirsan.
Aad ayaa loo sugayaa in Xasan Cali Kheyre uu dhankiisa ka hadlo Xil kaqaadista lagu dameeyey .
Puntlandi.com Muqdisho