Breaking News :- Daawo qaabkii fawdada ahaa ee Barlamaanku u codeeyey waa ” Aden Madoobe STYLE “

Gudoomiyahay Barlamaanka Federaalka Somaaliyeed Mude Maxamed Mursal ayaa Saaka kulan Fawdo ahoo uu qabtay xubnaha Barlamaanka Federaalka ah kaga dhawaaqay natiijo indho-sarcaad ah oo uu ku riday xukuumadii Raisal Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Qaabka Fawdada ay ee uu dhaqmay Gudoomiye Mursal oo si mug leh looga daawday iyadoo muqaal ah Telefishinada Dalka oo dhan ayaa qaabkii caanka ah ee uu horey u isticmaali jiray Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Federaalka Somaaliyeed Sheekh Aden Madoobe,qaabkaas oo loo yaqaan Aden Madoobe Style oo ah qaab aan cod la tiri, sharcina aan la marin, lakiin Gudoomiyuhu intuu natiijo jeebkiisa ah ku dhawaaqo kadibna uu baxsado oo gurigiisa isku soo xiro.

Halkan ka daawo qaabkii maanta goluhu u codeeyey

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<