Sayid Axmed Madoobe oo dib ugusoo laabtay Jubbaland

Madaxweyne Xigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aaden ayaa Garoonka Diyaaradaha Kismaayo wuxuu kusoo dhaweeyey Madaxweyne Axmed Madoobe oo Safar shaqo ugu maqnaa Puntland iyo Jubbaland.

Madaxweyne Madoobe oo Garoonka Diyaaradaha kula hadlay Bulshada ayaa wuxuu sheegay in Safarkiisii Dhuusamareeb uu ahaa Guul usoo heystay Soomaaliya.

<