Reer Baydhabo oo si heer sare ah usoo dhaweeyey Madaxweyne Laftagareen oo Dhuusamareeb ka yimid

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo dib ugusoo laabtay Baydhabo ayaa waxaa loosoo dhaweeyey si heer sare ah oo aan waligiis losoo dhaweyn.

Reer Koonfur Galbeed Warkoodu wuu cadaa Shirkii Dhuusamareeb , waxaana muuqata in Madaxweynohooda uu guul kasoo gaaray Baydhabo,

Siyaasada Reer Koonfur Galbeed ee ku aadan Doorashada 29/21 waxay ahayd in Doorashadu ay noqoto mid dadban oo 4.5 ku salaysan.

Hoos ka daawo qaabkii Loo soo dhaweyey Madaxweyne Laftagareen oo Galabta kusoo guryo noqdey Baydhabo

<