Warsaxaafadeed “Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhaweeyey Go’aamadii Shirkii Dhuusamareeb

Madasha Xisbiyada Qoran ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen waxay soo dhaweeyeen Go’aamadii Shalay (Arbaco 22/7,2029) kasoo baxay Shirkii Wadatashiga Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya.

Madasha waxay bogaadiyeen in Lagu heshiiyey in Doorashada Dalku ay ku dhacdo Wakhtigeeda isla markaasna Waxay Madasha Xisbiyadu ay ku baaqeen kuna taliyeen in lagawada shaqeeyo hirgalinta Qodobada kasoo baxay Shirka

Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka Madasha Xisbiyada Qaran, oo ah Madal ay ku mideysan yihiin Xisbiyada qaarkood, waxaana Hogaamiya Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed

<