Breaking News— Shirkii Dhuusamareeb oo lagu Heshiisyay, Maxaa lagu heshiiyey

Waxay u badan tahay in Heshiis rasmi ah laga gaaray Shirka Dhuusamareeb , Warar hordhac ah ayaa sheegaya in lagu heshiiyey in Doorashadu ay wakhtigeeda ku dhacdo isla markaasna Doorashadu ay noqoto Qaabkii Doorashadii kal hore, oo 4.5 ku salaysnayd isla markaasna ay Xildhibaanka u Codaynayaan 59 Qof oo Beeshiisa ah.

Warqadaan hoose oo n hoose ku

<