Booliska Gobolka Mudug oo Qamri iyo Dadkii Watay kusoo qabtay Bacaadweyn

Magaalada Bacaadweyn waxaa lagu qabtay Khamri iyo ragii watay, Wxaacsidaas sheegay Taliska Booliska Gobolka Mudug.

Taliyayaasha Boolisku waxay Sheegeen in Waayadaanba ay Boolisku wadeen Howlgal ka dhan ah Maandooriyaha gaar ahaan Khamriga iyo kuwa ka ganacsada.

Hoos ka Daawo Sawirada Khamriga lagu qabtay Bacaadweyn

<