
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Guriga uu ka degan yahay Dhuusamareeb wuxuu kulan kula qaatay Xildhibaanada labada Aqal ee lagasoo doortay Jubbaland .
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Xildhibaanada wuxuu uga mahadceliyey Dadaalka ay wadaan Iyo shaqada ay u hayaan Bulshada.
Hoos ka daawo Sawirada






