Breaking New : – Raisal Wasaare Kheyre oo ku cadaadinayaa Madaxweyne Farmaajo inuu isbedal la yimaado

Inkastoo wali Madaxweyne Farmaajo uu taagan yahay Doorasho Qof iyo Cod ah hadana maantanRaysal wasaare Kheyre ayaa Garoonka soo galay, wuxuuna si cad u muujiyey in aysan Dalka ka dhici Karin Doorasho Qof iyo Cod ah.

Raysal wasaaruhu wuxuu hada Wadahadal kula jiraa Madaxweyne Farmaajo, kulankaas ka horns wuxuu Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada uu u Sheegay inuu la hadlayo Madaxweyne Farmaajo si uu uga tanaasulo una qaaato Doorasho Dadban.

Wararku waxay Sheegayaan in Raysal Wasaaruhu uu u muuqdi Nin doonaya inuu Madaxweyne Farmaajo soo fariisiyo miiska isagoo ka tanaasulay Qof iyo Cod.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

<