Maswirka maanta iyo Puntlandi : – Kulan Boring ah oo murugo ka muuqato

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raisal Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Madaxda Maamul ada Federaalka Somaaliyeed ayaa maanta kulan horudhac ah oo loogu gogol xaarayey shirka beri furmi doona ku yeeshay magaalada Dhuuso-mareeb.

Kulankaas oo aad u kobnaan ayaa waxaa ka muuqtay ififaale Jactadad ah oo aanay ka dhadhameyn xiiso , xarako iyo farshaxanimo siyaasadeed.

<