
Afhayeen caawa u hadalay Dalada Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa Been abuur ku tilmaamay hadal ka soo yeeray Madaxtooyada Villa Somaaliya oo ku saabsan kulankii maanta magaalada Dhuusa-mareeb ku dhexmaray Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed iyo Dalada Midowga Ururada Bulshada Madaxbanaan ee Somaaliyeed.
Halkan ka daawo falcelintii Afhayeenka Ururada Bulshada Rayidka ah