Saciid Cabdi Muumin oo ku guulaystay Gudoomiyanimada Xafiiska Xuquuqul Insaanka Puntland

Baarlamaanka Puntland ayaa waxay Gudoomiyaha Xafiiska Xuquuqul Insaanka ay u Doorteen Saciid Cabdi Muumin.

Maryan Axmed Cali oo la tartamayay Gudoomiyaha la doortay ayaa aqbashay in looga adkaadey Tartanka.

Gudoomiyaha La doortay wuxuu sheegay inuu si hufan ugu adeegi doono Shacabka.

Puntlandi.com Garowe

<