Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne Axmed Madoobe oo maanta Dhuusamareeb ku wajahan

Maanta oo Axada waxaa Dhuusamareeb imaanaya Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, si ay uga qayb galaan Shirka Wadatashiga ee wajigiisa labaad uu ka furmi doona halkaas.

Madaxweyne Deni ayaa shalay wuxuu Garowe ka daahfurayay Barnaamijka Asxaabta oo Shalay ay Xisbiyadu si rasmi ah u qabsadeen Shirweynayaashoodii.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa wuxuu hada ku sugan yahay Cadoodo oo u joogo sababo aan la shaacin.

Puntlandi.com Garowe

<