Baarlamaanka Puntland oo codeynaya

Xarunta Baarlamaanka Puntland waxaa ka socda cod bixin loo Codeynaya Gudoomiyaha Xuquuqul Insaanka Puntland.

Waxaa kubtartamaya Sadex Qof oo lala ah..

1-Maryan Axmed Cali

2- Saciid Cabdi Muumin

iyo Ninka Sadexaad oo ahaa Faysal Mahdi balse ku haray wareegii kowaad.

Maryan iyo Saciid oo isku codbhelay ayaa wareegii labaad usoo gudbay, kuwasoo hada loo kala codeynayo.

Baarlamaanka Puntland ayaa Shantii sanaba mar Magacaaba Madaxa Hay’ada Madaxa banaan ee Ilaalinta Xuquuqul Insaanka.

Puntlandi.com Garowe

<