Aakhirkii Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay Madaxweyne Axmed Madoobe

Waxaa maanta Dhuusamareeb ku kulmay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Axmed Madoobe, Kulankaan ayaa noqonayaa kii u horeeyey mudo Sanad iyo bar ah oo khilaaf xoogan uu ka dhexeeyey labada Masuul.

Wararka aan ka helayno Dhuusamareeb waxay sheegayaan in Madaxweyne Farmaajo uu aakhirkii aqbalay in Axmed Madoobe uu yahay Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland.

Kulanka labada Masuul wuxuu kusoo dhamaadey is afgarad, Waxaana sivrasmi ah u bilaabanaya Wadaxasjoodka ku saabsan Doorashada.

Puntlandi.com Dhuusamareeb

<