Maxkamada Kismaayo oo Garsoorayaal raadinaysa

Golaha Guud ee Garsoorka Dowlada Jubbaland ayaa baadigoob ugu jirta Garsoorayaal cusub oo Xirfad sharci leh kuwasoo ka howlgalaya Maxkamada Magaalada Kismaayo.

Maxkamadu waxay raadineysaa oo kale Kalkasliyayaal Garsooro, oo ay xitaa soo dalban karaan Ardeyda bartanka ugu jira Waxbarashada Sharciga iyo qaynuunka.

Waa markii ugu horaysay oo ay Jubbaland ay Shacabka soo dhexdhigaan Shaqooyinka ka banaan Ha’yadaha Garsoorka Jubbaland.

Hoos ka Akhriso Sharuudaha laga Doonayo Dadka daneynaya Shaqadaan

<