Madaxweyne Farmaajo oo Galabta laga sugayo Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Casumaad ka helay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa Galabta wuxuu kusoo wajahan yahay Magaalada Dhuusamareeb .

Madaxweynaha ayaa lagu casumay Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada, wajigiisa labaad oo beri lagu wado inuu furmo.

Wararka aan ka helayno Dhuusamareeb waxay intaas raadinayaan In Madaxweynuha loogu yeeray in loosoo bandhigo Qorshaha Doorashada 20/21.

Puntlandi.com Dhuusamareeb

<