Sawiro- Madaxweyne Deni oo ka qayb galay Shirwaynaha US Kaah

Urur Siyaasadeedka Kash oo shirweynohoodu uu maanta ka furmay Garowe ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin uu ugu sareeyo Madaxweyne Deni.

Shirweynaha Ayaa si rasmi ah wuxuu hada uga socdaa Caasimada Puntland wuxuuna shirweynahaan qayb ka yahay Balaarinta Xisbiga iyo Sidii loogu tabaabushaysan lahaa in Puntland ay yeelato Xisbiyo waaweyn.

Madaxweyne Deni waxaa laguwadaa inuu beri u safro Magaalada Dhuusamareeb oo uu ka furmaya Wajigii labaad ee Shirka Wadatashiga Doorashada Soomaaliya 20/21

Puntlandi.com Garow

<