
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Galabta wuxuu gaaray Magaalada Dhuusamareeb .
Raysal wasaaraha, Iyo Madaxweynayaasha Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa halkaas ku dhaweeyey Madaxweynaha.
Hoos ka daawo Sawirada




