Raysal wasaare Xasan Abshir Faarax si sharaf leh baa loo aasay

Illaahay Naxariistii Jano haka waraabiyee Raysal wasaarihii hore ee Dalka isla markaasna soo ahaan jiray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho waxaa Maanta lagu aasay Qabuuraha Qaranka ee Magaalada Garowe.

Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre, Madaxweyne Deni, Madaxweyne Lafta Gareen, Madaxweyne Qoorqoor, Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Madaxweyne Waare ayaa Aaska ka qayb galay.

Raysal wasaaruhu isla maanta ayuu ku laabanayaan Dhuusamareeb .

<