Sawiro, Raysal wasaare Kheyre oo Garowe gaaray

Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Garowe gaaray si uga qayb galo aadka Qaran ee loo samaynayo Raysal wasaarihii hore Alla ha u naxariistee Xasan Abshir Farax.

Meydka Marxuumka ayaa goordhow lagsoo dejinayaa Garowe kadibna Waxaa lagu aasayaa Qabuuraha Qarranka.

Madaxweyne Deni ayaa Garoonka Diyaarada ee Garowe International ku soo dhaweeyey

Puntlandi Garowr



<