Meydka Marxuum Xasan Abshir oo si meekhaam sare ah Diyaarad khaasa loogasoo qaadey Turkiga

Illaahay naxariistii Jano haka waraabiyee Waxaa Xalay ay Diyaarad khaasa kasoo qaadey Dalka Turkiga Meydka Marxuum Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir oo ku geeriyooday Turkiga.

Maanta oo khamiis ah ayaa lakrenayaa Dalka Meydka Marxuumka waxaana lagu aasayaa Caasimada Puntland ee Garowe.

Illaahay Naxariistii Jano haka waaraabiyo Marxuumka Eheladiisii iyo Caruurtiisiina Samir haka siiyo, AaamiinAaamiin

<