Madaxweyne Deni oo Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Tacliinta Sare ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdulaahi Maxamed Muuse ayaa maanta waxay booqasho ku yimaadeen Puntland.

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada wuxuu ku qaabilay Wafdiga ka Socdey Jigjiga.

Hoos ka Daawo Sawirada

<