Gudoomiyaha Gudiga Doorashada DF Xaliima Yareey oo Dhuusamareeb looga yeeray

Waxaa Dhuusamareeb kusoo wajahan Gudoomiyaha Gudiga Doorashada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Xaliima Ismaaciil Ibraahim oo loogu yeero Xaliima Yareey.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in Madaxda Dowlad Goboleedyadu ay u yeereen Gudoomiyaha si loola socodsiiyo Shaqadeeda bilaha soo socda.

Warar waxaa jira iyana oo sheegaya in Gudoomiyuhu ay hada kadib ku shaqayn doonto Jadwal loo dhiibi doono kasoo ka turjumaya Doorashada Dalka ka dhici doonta nooca iyo Qaabka loo marayo.

Puntlandi.com Garowe

<