Garowe, Meydka Marxuum Xasan Abshir Farax oo Garowe soo gaaray (Sawiro)

Illaahay ha u naxariistee waxaa goor dhaweyd Garowe lagasoo dejiyey Meydka Marxuum Xasan Abshir Farax , Waxaana isla maanta lagu aasayaa Magaalada Garowe.

Shalay wakhtigaan oo kale waxaa Garoonka lagasoo dejiyey Meydka Madaxweynihii hore ee Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi oo isna Garowe lagu aasay.

Marxuumku wuxuu ahaan jirey Raysal wasaarihii Soomaaliya, wuxuu ka hor soo noqdey Duqa Magaalada Muqdisho

Sawiradaan hoose waa Meydka Marxuum Xasan Abshir oo Garowe la keeney maanta oo khamiis ah 16/7,2020

Puntlandi.com Garowe

<