Daawo Meydka Marxuum Xasan Abshir oo Muqdisho soo gaaray

Illaahay Naxariistii Jano haka waraabiyee Marxuum Xasan Abshir, Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya caanka ku ahaa xiligii uu Duqa Muqdisho ahaa ayaa Meydkiisa Muqdisho lagasoo dajiyey Maanta.

Waxaa loo gudbinayaa Magaalada Garowe oo Aas Qaran loogu sameyn doono.

<