Daawo Sawirada, Sayid Axmed Garowe wuu soo gaaray

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta soo gaaray Garowe si uu uga qayb galo Aaska Qaran ee Puntland ka jira.

<