Madaxweyne Qoorqoor oo markiisii u horaysay soo gaaray Garowe

Tan iyo intii Xilka loo doortay Nadaxweynaha Dowlada Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor ayaa markii u horaysay wuxuu soo caga dhigay Caasimada Puntland ee Garowe walow uu horay Gaalkacyo u tagay dhowr jeer.

Madaxweynaha ayaa wuxuu ka qayb galayaa Aaska Qaran ee loo sameynayo Alle ha u naxariistii Madaxweynihii labaad ee Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi.

<