Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo Garowe u duulay

Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabelle, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta u duulay Magaalada Garowe si ay uga qayb galaan Aaska Qaran ee Marxuum Xasan Abshir iyo Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi.

Aaska markuu dhamaado waxay Masuuliyiintu oo uu weheliyo MadaxweynevDenibay kusoo laabanayaan Dhuusamareeb, oo uu ka furmi doono Shirweynaha Soomaaliya.

Puntlandi.com Garowe

<