Alla ha u naxariistee Meydka Madaxweynihii hore oo Garowe lasoo gaarsiiyey

Meydka Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi, Madaxweynihii labaad ee Puntland isla markaasna ahaa Madaxweyne Xigeenkiisa horeeyey ee Puntland yeelato ayaa hada Garowe lagasoo dejiyey.

Masuuliyiinta ku sugan Garowe oo uu kamid yahay Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Madaxweynaha Puntland ayaa Meydka lagusoo wareejiyey.

Isla maanta ayaa la aasayaa

<