Daawo Fanaaniinta Galmudug iyo Heestii : – Madaxweyne “DENI-YOOW adiga hormuud ah “

Kooxda Fanka Maamul Goboleedka Gslmudug ayaa xalay soo bandhigay Sugaan iyo heeso lagu maamuusaayo madaxdii Maamul-goboleedada Somaaliyeed ee shirku uga socday Dhuuso mareeb.

Kooxda ayaa ku sharaftay Madaxweynaha Dawlad Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Hees loogu magac daray ” Adigaa Deeni-yoy Hurmuud ah “

Halkan ka fiirso heestii lagu sharafay Madaxweyne Deni

<