Madasha Xisbiyada oo soo dhaweysay Go’aamadii kasoo baxay Dhuusamareeb

Madasha Xisbiyada qaarkood ay ku mideysan yihiin ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed isla markaasna uu xubin ka yahay Madaxweynihii hore Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxay soo dhaweeyeen Shirkii Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya ugusoo dhamaadey Dhuusamareeb .

Madasha Xisbiyada Qaran waxay soo dhaweeyeen Qodobadii kasoo baxay Shirka oo uu ugu horeeyo Qodobka ayidaya in Doorashada Soomaaliya ay ku dhacdo Wakhtigeeda.

hoos ka akhriso Qoraalka kasoo baxay MXQ

<