Akhriso Warmurtiyeedka Shirkii Dhuusamareeb

Shirkii Dhuusamareeb waxaa kasoo baxay Warmurtiyeed loogu baaqay Dowlada Federaalka inaykasoo qayb gasho shir mar labaad ka dhici doona Dhuusamareeb si looga tashado Doorashada., iyo in Doorashadu ay wakhtigeeda ku dhacdo.

Qodobada waxaa kamid ah….

In Doorashadu wakhtigeeda ku dhacdo wax mudo kordhin ahna aysan jirin.

In Shirka xiga ay kasoo qaybgalay Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha uuna Shirku ka dhaco Dhuusamareeb ,

<