
Todobaadkii hore waxaa jirdil iyo bahdil loogu geystay Gobolka Gedo Odoyaal dhaqameed iyo Dhalinyaro , Waxaana falalkaas geystay Ciidamadii Madaxweyne Farmaajo uu keeney Gobolka Gedo.
Dadka sida Gaarka ah loo beegsanayo waa Dadka Deegaanka
Hada waxaa iyana cabanaya Ciidamadii Deegaanka Ee hoos ka daawo