Midowga Yurub oo taageeray Shirka Dhuusamareeb

Safiirka Midowga Yurub u jooga Soomaaliya Nicolas Berlangea ayaa taageeray Shirka ka socda Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Qoraal kooban oo uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay in Wadahadalka ka socda Dhuusamareeb uu kusoo aadey wakhtigii loo baahnaa, Si xal looga gaaro kala aragti duwanaanta iyadoo la eegayo Danta Guud, lagana fogaado Dangaara oo shaqsiyadeed oo ku salaysan wakhti kordhin.

Hoos ka akhriso Qoraalka EU

<