Live Dhuusamareeb … Waxaa goor dhow si rasmi ah u furmaya Shirkii Golaha Madaxweynayaasha DG

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug waxaa maanta ka furmaya Shirka Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka.

Wararka aan helayno waxay Sheegayaan in Qodobada Shirka looga hadlayo ay diyaar yihiin, Waarkoodno ilaa shalay ayay Masuuliyiintu isla soo qaadeen.

Waxaa la sugayaa in Warmurtiyeed uu galinka dambe ee maanta uu soo boxo.

Hoos ka daawo Hoolka Shirka loo diyaarshay

Puntlandi.com Dhuusamareeb

<