Furitaanka Shirka Dhuusamareeb oo aan marna laga maqal Magacyada Madaxda are ee Dowlada Federaalka

Furitaanka Shirka Dhuusamareeb oo ay Khudbado ka jeediyeen Shanta Madaxweyne ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka ayaa waxaa laga dareemay in Maamulada iyo Madaxda Sare ee Dowlada Fedraalku ay kala fogaadeen.

Maxweynayaasha midkoodna khudbadiisa kumasoo darin Magacyada Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre.

Waa wax laga xumaado in Masuuliyiinta Masuulka ka ah Shacabka Soomaaliyeed aysan carabaabin Dowlada Federaalka iyo Madaxdeeda iyadoo laga ay ka Shirayaan Masiirka Soomaaliya, laakiin waxaa isweydiin mudan , Yaa ka masuula in Saan ay dhacdo”.

Waa markii ugu horaysay oo ay dhacdo in aan la magacaabin Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha Dalka Fagaare ay isugu yimaadeen Madaxda Maamul Goboleedyadu oo ay uga arinsanayaa Doorashada Qaranka.

Puntlandi.com

Dhuusamareeb

<