Breaking News— Mooshin Xilka looga qaadayo Raysal wasaare Kheyre oo Baarlamaanka ka socda

Xildhibaanada qaarkood ayaa Xalay waxay bilaabeen Mooshin Xilka looga qaadayo Raysal wasaare Kheyre, Waxaana socda qorista liiska Xildhibaanada ee Saxiixaya Mooshinka.

Mahdi Maxamed Guuleed,Raysal wasaare Xigeenka ayaa horboodaya Mooshinka, Waana Qorshe isku xiran ilaa Xafiiska Madaxweynaha iyo kan Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Wararku waxay sheegayaan in La doonayo in Mooshinka la dedejiyo, ayna hada mudo gaaban ay ku saxiixeen ku dhowaad Xildhibaano gaaraya 50 Mudane.

Puntlandi.com

Garowe

<