Qaban qaabada dib u furka Shirka Dhuusamareeb oo hada socota

Jamcaydi iyo Qado ka dib waxaa gortdhow bilaabanaya Shirkii Madaxda Dalka re Dhuusamareeb .

Saaka waxaa dhacay kulan gaaban oo mudo laba saac ah socdey oo ay yeesheen Madaxda Maamul Goboleedyadu, waxay kadib balameen Galabta in si rasmi ah uu Shirku u furmo.

Qodobka maanta miiska saaran waa Doorashada Soomaaliya 20/21.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

<