Sawiro, Madaxweyne Laftagareen oo soo degay

Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa goor dhaweyd lagusoo dhaweeyey Magaakada Dhuusamareeb.

Wafdiga Madaxweyne LaftaGareen oo ka kooban Xubno ka tirsan labadiisa Gole ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweyey Dhigiisa Galmudug Axmed Qoorqoor.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa isna Diyaaradiisa la sugayaa goor dhowna soo caga dhigan doona Dhuusamareeb.

Hoose ka daawo imaatinkii Madaxweyne Laftagareen

<