Daawo Sawiro cusub, Madaxweyne Deninoo si gaara ay Reer Galmudug usoo dhaweeyeen

Reer Galmudug waxay Madaxweynaha Puntland usoo dhaweeyeen si ka duwan Madaxweynayaashii kale, tasoo lagu macneeyey Daris nimada Puntland iyo Galmudug.

<