Breaking News— Madaxweyne Deni oo Dhuusamareeb u duulay

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa goordhaweyd ka duulay Magaalada Gaalkacyo isagoo kusii jeeda Dhuusamareeb, halkasoo uu uga qayb gali doono Shirka Saamileyda Siyaasada Soomaaliya oo maanta ka furmi doona Dhuusmareeb.

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Hirshabeele ayaa iminka ku sugan Dhuusamareeb , waxaa isna goor dhow soo degi doona oo Jidka kusoo jira Madaxweynaha Jubbaland.

Puntlandi.com Gaalkacyo

<