Sawiro Waare oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa Galabta soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug, Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa Garoonka ku soo dhaweeyey.

Hoos ka daawo Sawirada

<